Thursday, January 18th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DHAGEYSO} Maamulka Sh/Dhaxe Oo Faah Faahin Ka bixiyay Werar Lagu Dilay Askar Katirsan Ciidamada Dowlada

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments
Gudoomiye ku xigeenka Amniga Gobalka Shabellaha Dhexe Nuur Maxamed Absuge ( Nuur Dheere ) oo Radio Hiranweyn  uga waramay Weerar  lagu dilay Ciidamo dowlada Somaliya ka tirsan oo lagu weeraray Waqooyiga Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha dhaxe.
Gudoomiye Nuur ayaa sheegay In Ciidamada ay Ka yimideen Magalada Muqdisho islamarkaana ay ku sii jeedeen Magalada Jowhar ,
Inta badan wadada u dhaxeyso muqdisho iyo Jowhar ayaa waxaa ka jiro Jid gooyooyin ay dhigtaan xarakada al shabab ku waas oo werarar gaadmo ah ku qaado ciidamada Dowlada soomaaliya.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA  GUDOOMIYAHA AMAANKA SH/DHAXE,

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

DHAGEYSO: Warka Fiidnimo ee Radio Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne

January, 18, 2018
Dhageystayaal waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa warka Fiidnimo ee Radio Hiiraanweyn ee Magaalada Baladweyne warka waxa soo ...

DAAWO: Galmudug Iyo Ahlusuna Oo Midoobay Iyo Calanka Galmudug Oo Laga Taagay Magaalada Dhuusamareeb

January, 18, 2018
Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu dhameystirayay heshiis ay Muqdisho ...