Tuesday, January 16th, 2018
Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO Madaxweyne Cosoble Waxii Shalay Jowhar Ka Dhacay Xalaal Ma aheyn Aniga Ayaa Ah Madaxweynaha Hirshabeelle

Published on September 17, 2017 by   ·   No Comments

madaxweynihii ay xilka ka qaadeen xildhibaanadiisa cali cabdullahi cosoble ayaa sheegay in doorashadii shalay ka dhacday jowhar aaney xalaal aheyn waxana uu sheegay in uu wali yahay madaxweynaha sharciga ah ee dowlad goboleedka hirshabeelle

HALKAAN KA DHAGEEYSO CODKA

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Madaxweynaha Soomaliya Oo Goordhow Gaaray Dhuusa Mareeb

January, 16, 2018
Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaah Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunat Gobolka Galgaduud,halkaasi oo ...

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Si Maqaamkeedu Sarreyo Loogu so dhaweyay Magaalada Dhuusa-mareeb

January, 16, 2018
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.     Garoonka ...