Saturday, May 26th, 2018
Advertisements
Advertisements

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Oo ka Bilaabatay Magalada Jowhar.

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Hada Magaalada Jowhar Gaar Ahaan Hoolka Doorashada ka Bilaabatay Codeeynta Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle waxaana daah Furay Gudoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Shiikh Cismaan Bare.

Xidhibaanada kale ayaa imenka wado codeeynta Ay u kala  codeeynayaan Musharaxiinta u tartamayo xilka madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle waxaana Goobta ku sugan 97 xildhibaan.

waxii kusoo kordho halkan 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Shacab Ku Banaabaxay Somaliand Sheegay In Ay Yihiin….

May, 26, 2018
Shacab Ku Banaabaxay Somaliand Sheegay In Ay Yihiin....

Akhriso:-Baarlamaanka Soomaaliya Oo U Yeeray Wasiir Ka Tirsan Xukumadda

May, 26, 2018
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay u yeereen,isla markaana ay dalbadeen in uu hortago Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ...