Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle oo Maanta ka dhaceysa Magaalada Jowhar

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa lagu wadaa Maanta oo Sabti ah in Doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabelle ay ka dhacdo Magaalada Jowhar oo ah Caasimadda Maamulka HIrshabelle.

Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle waxaa u Taagan 8 Musharax oo dhamaantood ka soo jeeda Gobolka Hiiraan,kuwaas oo Maanta ku Baratamaya Doorashada,waxaana Siddeeda Musharax mid ka mida uu noqon doonaa Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle.

Doorashada Maanta waxaa ka qeyb geli doona Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka,qaar ka mida Madaxda Maamul Gobolleedyada,Madax ka socota Beesha Caalamka oo Goobjoog ka naqon doonta Doorashada iyo Marti kale oo Doorashada lagu Casuumay.

Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa Saakay aad loo adkeeyay ,waxaana yar in aad Aragto Gaadiidka Dadweynaha,iyadoo Dad aan Tiro badneyn lagu Arkayo Xaafadaha ay ka Kooban tahay Magaalada Jowhar,waxaana Jid kasta taagan Ciidamada Ammaanka oo ka hortagaya in Magaalada ay Falal amaan daro ka dhacaan,Maadaama Magaaladu ay Maanta Marti gelisay Wafuud kala duwan oo ka qeyb galaya Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...