Friday, January 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

FAAH FAAHIN DHEERAD AH:.Dagaal Saakay ka dhacay Gudaha Magaalada Muqdisho

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Haanta dheer ee degmada Dayniile ayaa waxa ay sheegayaan in saakay uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Xasilinta Caasimadda iyo  Kooxo ku labisan dharka Ciidamada Dowladda.

Dagaalka ayaa socday Muddo ku dhow saacad , waxaana qaar ka mid ah dadka kunool degmooyinka Dayniile iyo Hodan ay kusoo baraarugeen dhawaqa Rasaasta.

Dagaalka ayaa geystay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Xaafadda Haanta dheer ayaa hadda degan, waxaana la sheegaya in ay ku sugan yihiin kooxo ku labisnaa dharka ciidamada dowladda.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{AKHRISO} Nin Bilyan dheer ku noqday saacado gudahood

January, 19, 2018
Ninka asaasay shirkadda tagaasiista ee Uber Travis Kalanick ayaa si rasmi ah u noqday bilyan dheer saacado gudahood, ...

Madaxweynaha Soomaliya Oo Amray In Aan La Bixin Dhul Dowladeed

January, 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka ...