Wednesday, September 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

Koonfur Galbeed oo ka hadashay dadkii lagu Afduubtay duleedka Baydhabo.

Published on September 12, 2017 by   ·   No Comments

Nuuradiin Yuusuf Abuukar Afayeenka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Faah Faahin ka bixiyay Gabdho u shaqeynayay NGO’ Samafal oo ka shaqeynayay deegaanada Koonfur Galbeed.

Afayeenka ayaa sheegay in Al-Shabaab ay Shalay gilinkii danbe ay ka afduubteen 3 qof oo kala ah gabdhood oo ka tirsanaa hay’ad Samafal oo lagu magacaabp Garedo iyo Darawalkii gaariga u waday.

Waa markii labaad oo ay Al-Shabaab hay’adaasi shaqaale ka afduubtaan, Isla sanadkaan ayaa Al-Shabaab 6 ka mid ah Shaqaalaha hay’addaan Garedo waxay ka afduubteen meel u dhaw deegaanka deynuunow waxaana markii danbe ay dadkaasi ku soo daayeen Lacag Madax furasho ah.

Hay’adda Garedo ayaa ah hay’ad ka shaqeyso arimaha gar gaarka gaar ahaan bixinta Cuntada Nafaqada ah.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DHAGEYSO} Warka Fiidnimo Ee Idaacada Hiiraanweyn Xarunteda Magaalada Baladweyne

September, 19, 2017
Dhageysatayaasha sharafta leh ee Radio Hiranweyn ee Magaalada B/weyne Ee ku xiran Webkeena Www.hiiraanweyn.net ama hiranweyn.com Waxaan idin soo gudbineyna ...

Dowlada Soomaaliya Oo ku dhawaqday dhisida Ciidamo Qaran Oo Boolis ah

September, 19, 2017
Shir loogaga hadlayo sidii loo dhisi lahaa ciidamo Boolis ah oo tiradoodu gaareyso 32,000 oo isku dhaf ah ...

Ra’islawasaaraha Itoobiya oo Oromada iyo Somalida wadahadal uga furay Adis ababa.

September, 19, 2017
Ra’islawasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn  ayaa kulan wadahadal ah u qabtay madaxda Maamullada Soomaalida iyo Oromada Dalka Itoobiya. Kulanka ...

Maxkamad Ku Taalo Gaalkacayo Oo La Geeyey nin lagu eedeeyay inuu nabi Muxamad (NNKH} u Gefay

September, 19, 2017
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir ...

DAAWO: Madaxweyne Cali Cabdulahi Cosoble Oo War Kasoo Saaray Doorashadii Hirshabeelle

September, 19, 2017
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo Magaalada Nairobi wareysi ku siiyay Tv-Universal ayaa ka hadlay ...

{DAAWO SAWIRRADA} Diyaarad qaad siday oo maalintii Labaad ka Degtay Buuhoodle

September, 19, 2017
Magaalada Buuhoodle ayaa Maalintii Labaad, waxaa ka degtay diyaarad qaad ka keentay dalka Kenya ka dib markii uu ...

Mareykanka oo ka Hadlay dagaalka Soomaalida iyo Oromada

September, 19, 2017
Dowladda Mareykanka ayaa u sheegtay Itoobiya in ay baarto 55 qof oo la sheegay in ay ku dhinteen ...