Friday, January 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Loo Doortay Maxamed Cabdi waare iyo Codadka oo ku Guulestay

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

waxaa madaxweynaha hirshabeelle loo doortay mudane Maxaxmed Cabdi waare . kaasoo la tartamayay ilaa sideed musharax oo isu soo taagay qabashada xilka madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabeelle

waxaa madaxweynaha hirshabeelle loo doortay mudane Maxamed Cabdi waare  kaasoo la tartamayay ilaa sideed musharax oo isu soo taagay qabashada xilka madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabeelle

wargeegii ugu danbeeyay ayaa waxa isku soo haray labo murashax oo kala ah maxamed cabdi waare iyo daahir cabdulle cawaale waxana  ay kala heleen codadkii la dhiibtay

maxamed cabdi waare 74

daahir cabdulle cawaale 23

ugu danbeeyn ayaa waxa ku guuleeystay doorashada madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabeelle mudane maxamed cabdi waare . oo helay codad dhan  74 codadkii la dhiibtay halka murashaxa laga guuleystay ee mudane. Daahir Cabdulle Cawaalle uu helay codad dhan codadkii ladhiibtay 23  Goor dhaw filo Taariikhda Madaxweynaha Cusub Ee Dowlad Goboleedka hirshabeelle maxamad cabdi waare.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{AKHRISO} Nin Bilyan dheer ku noqday saacado gudahood

January, 19, 2018
Ninka asaasay shirkadda tagaasiista ee Uber Travis Kalanick ayaa si rasmi ah u noqday bilyan dheer saacado gudahood, ...

Madaxweynaha Soomaliya Oo Amray In Aan La Bixin Dhul Dowladeed

January, 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka ...