Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

Magacyada: Musharaxiinta Madaxweynaha Hirshabeelle oo lashaciyey

Published on September 15, 2017 by   ·   No Comments

Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe maalinta berri waxaa ka dhaceysa Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle, waxaana socda diyaar garowgii ugu dambeeyay.
Ilaa Sideed Musharax oo u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa labadii maalmood ee ugu dambeysay waxa ay khudbado waxqabadkooda uga hadlayaan ka hor jeediyeen Baarlamaanka Hirshabeelle.
Ammaanka magaalada Jowhar gaar ahaan xarunta Doorashada ayaa aad loo adkeeyay, si uusan u dhicin falal ka baxsan amniga inta lagu guda jiro arrimaha Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.
Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta.
1- Daahir Cabdulle Cawaale
2- C/raxmaan Xuseen Caddow
3- Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf-dabageed)
4- Maxamed Caruushe Diirow
5- C/naasir Xaaji Shirwac Maxamuud
6- Cabdi Faarax laqanyo
7- Maxamed Cabdi Waare
8- C/kariin Cali Nuur.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...