Friday, January 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

Maxaadna Ogeeyn Oo Kuso kordhay Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle?

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Xidhibaanada Baarlamaanka  Hirshabeelle ayaa Goordhow lagu Xareeyey Hoolka Lagu qabanayo Doorashada Madaxweyana Cusub ee Maamulka Hirshabeelle waxaana lagu wadaa in saacadaha soo Socda ay Bilaabato Codeeynta Xildhinaabadaay u kala Codeeynayaan Musharaxiinta Utartamayo Xilka  Madaxweynaha Maamulkaasi.

Sidoo kale Hoolka waxaa ku sugan wafdi ka socda Dowlada somaaliya oo is kugu jiro wasiiro ka Tirsan Xukumada soomaaliya iyo xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Barlamaanka soomaalia kuwaas oo Goob Joog ka Noqonayo Dorashada Madaxweynaha.

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in ay si toos ah u bilaabato doorshada Madaxweynaha Hirshabeelle.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{AKHRISO} Nin Bilyan dheer ku noqday saacado gudahood

January, 19, 2018
Ninka asaasay shirkadda tagaasiista ee Uber Travis Kalanick ayaa si rasmi ah u noqday bilyan dheer saacado gudahood, ...

Madaxweynaha Soomaliya Oo Amray In Aan La Bixin Dhul Dowladeed

January, 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka ...