Friday, January 19th, 2018
Advertisements
Advertisements

Tirinta Codadka Oo Bilaabatay Iyo Maxamed Cabdi Waare Oo Hogaamin Haayo.

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Hada lasoo Gaba Gabeeyey Wareega Sadaxaad ee codeeynta Xildhibaanada Hirshabeelle ay u kala Codeeynayaan labadii musharax ee ugu danbeeysay waxaana bilaabatay Tirinta Codadkaasi

Gudiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Ayaa Lagu wadaa in ay ku dhawaaqan Madaxweynaha Cusub ee maamulka Hirshabelle waxaana Codadka ku horeyo musharax maxamed Cabdi Waare

Saacadaha soo Socda ayaa lagu wadaa in lagu kala baxo doorashadaasi isla markaana la doorto Hogaanka Cusub ee Maamulkaasi

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{AKHRISO} Nin Bilyan dheer ku noqday saacado gudahood

January, 19, 2018
Ninka asaasay shirkadda tagaasiista ee Uber Travis Kalanick ayaa si rasmi ah u noqday bilyan dheer saacado gudahood, ...

Madaxweynaha Soomaliya Oo Amray In Aan La Bixin Dhul Dowladeed

January, 19, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka ...