Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

WAR DEG DEG AH:.Al-Shabaab Oo la wareegay degmada Ceel-waaq

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo.

Dadka degaanka ayaa sheegay in Gudaha Magaalada ay ku arkeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

Ciidamada Al-Shababa ayaa weerar ku qaaday degmadaasi, waxaana la sheegay dagaal ka dib in ciidamada dowladda ay ka baxeen.

Al-Shabaab waxa ay sheegtay in saldhigga Ciidamada dowladda ee degmadaasi ay hadda ku sugan yihiin ,islamarkaana ay ka qaateen saanad ciidan

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...