Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

WAR DEG DEG ah Doorshada Madaxweynaha Hirshabelle oo la hakiyay

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

War deg Deg ah Doorshada Hirshabelle oo la ha kiyay Kadib qalad dhinaca Gudiga doorshooyinka ka dhacay .

qaladka dhacay ayaa lagu sheegay in musharax Eng Cabdi kariin Cali Nuur aan lagu so qorin warqadaha Ay ku qoranyihiin magaca musharaxiinta Madaxweynaha Hirshabelle

Gudiga ayaa hada bilaabay in ay dinner u dabacaan warqadaha magacyada mushariinta ay ku qoranyihiin

xiliga la joojinayay Doorashada ayaa waxaa codka dhiibtay ilaa 9 xildhibaan oo ka tirsan munayaasha Hirshabelle

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...