War Deg Deg Ah:.Laba Musharax Oo Tanaasulay ka Hor wareega labaad

0
6

Inta aysan Bilaaben Wareega Labaad Ee Codeeynta Xildhinaabada Hirshabeelle ay u kala codeeyn lahaayeen Afarta musharax ee usoo gudubtay wareega labaad ayaa hada waxaa tanaasulay labada musharax ee kala ah Cabdi Farax laqanyo oo helay wareega koobaad 6 iyo musharax Cabdi naasir Shir wac oo isna helay 6 cod.

waxaa hada tartame doono labada musharax ee ugu codka badnaa ee kala ahaa maxamed cabdi waare oo helay 44 cod iyo musharax daahir cabdulle cawaalle oo isna helay 2 cod

Saacadaha soo Socda ayaa lagu wadaa in lagu kala baxo doorashadaasi isla markaana la doorto Hogaanka Cusub ee Maamulkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here