Tuesday, January 16th, 2018
Advertisements
Advertisements

WAR DEG DEG AH:.Qarax Goordhow Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Published on September 11, 2017 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanayo magaalada muqdisho gaar ahaan wadada maka al mukarama ayaa sheekaya in halkaasi oo goordhow ka dhacay Qarax qasaaro dhimasho iyo dhawac geestay.

Ciidamada Amaanka Ayaa Goordhow gaaray Halka uu qarax ka dhacay waxaana hada laga maqlaya Rasaas ay Ridayaan Ciidamadaasi

Lama Oga ujeedka Rasmiga ah ee Qaraxa iyo Cida ka danbeeysay iyo goobta uu qorshaha ahaa lkn waxii kusoo kordho halkan ayaan iden kugu soo gudbi doona insha allaah

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Si Maqaamkeedu Sarreyo Loogu so dhaweyay Magaalada Dhuusa-mareeb

January, 16, 2018
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.     Garoonka ...

Aragtida madaxweynaha Zimbabwe oo lacag noqotay!

January, 16, 2018
Ma doonaysaa in aad la kullantid madaxweynaha cusub ee Zimbabwe Emmerson Mnangagwa?, haddii ay jawaabtaadu 'haa' tahay, waa ...