Sunday, November 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

Wareega Koobaad ee Doorashada Hirshabeelle oo Lasoo Gaba Gabeeyey

Published on September 16, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Hada lasoo Gaba Gabeeyey Wareega Koobaad ee codeeynta Xildhibaanada Hirshabeelle ay u kala Codeeynayaan Musharaxiinta Utartamayo Xilka Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo ka koban 8 musharax

Gudiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa hada Wado Tirinta Codadka ay kala heleen Musharaxiinta iyo Cida u Gudbeeyso Wareega Labaad Waxaana Wareega Labaad u usoo gudbaya Afarta musharax ee ugu Codka Badan

Hoolka waxaa ku sugan Wafuud kala duwan kuwaas oo dhamaan tood doonayo in ay wax ka ogaadan sida ay u dhaceeyo doorashada madaxweynaha Cusub ee Hirshabeelle.

Saacadaha soo Socda ayaa lagu wadaa in lagu kala baxo doorashadaasi isla markaana la doorto Hogaanka Cusub ee Maamulkaasi.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Dowlada Mareykanka oo Diyaarado Lagula dagaalamo Shabaab ku wareejiyay Uganda…

November, 19, 2017
Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri ...

{Akhriso} Maamulka Puntland Iyo Dowladda Shiinaha Oo Heshiis Cusub Kala Saxiixday

November, 19, 2017
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Danjiraha dalka China ee Soomaliya Mr. Qin Jian ...