Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed Oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Cusub Ee Hirshabelle

0
5

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa Hambalyo U diray  Madaxweynaha Cusub Ee Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo Maanta Magalada Jowhar lagu doortay Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhaxe ,

 

 

Wasiirkii Horre ee Aminiga Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka soomaaliya ayaa shegay In Maxamed Cabdi waare u ugu hambalyeeynaayo Xilka Cusub Ee maanta loodoortay Kas oo ah hogaanka Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle,

 

 

Waxaan Hambalyo Iyo Bogaadin Udireynaa Walaakey Maxamed Cabdi Waare Oo maanta ku guuleysatay In Uu noqdo Madaxweynaha Maamulka hirshabelle ,waxana allaha uga baryeeynaa in uu La garabgalo Ayuu :Yiri Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

 

Maxamed Cabdi Waare ayaa Badali doono Madaxweynihii horre ee Cali cabdulaahi Cosoble oo Ay Kalsoonida Kala laabteen Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelle Biishii agoosto

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here