Banaabax Looga Soo Horjeeday Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Ka Dhacay Gobolka Gedo

0
6

Maalin ka hor waxaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu soo gabagabeeyay shir ay lahaayeen Madaxda Maamul goboleedyada, waxana Maanta Grbahaareey lagu qabtay banaanbax looga soo horjeedo shirkaas.

Boqolaal ka mid ah Shacabka degmada Garbahaareey ayaa ka qeyb galay banaanbaxaas.

Dadka bananabxa dhigayay ayaa waxa ay sheegen in War-Saxaafadeedkii ka soo bxay Madaxda Maamul Goboleedyada uu yahay mid aan dan ugu jirin shacabka Soomaaliyeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here