Sunday, January 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

Baroordiiq Qahira Loogu Sameeyay Dhibbanayaashi Qaraxii Zoobe

Published on October 19, 2017 by   ·   No Comments

Kulan baroorqiid ah oo ay Soomaalida ku nool Masar ku muujiyeen sida ay uga xunyihiin weerarki 14-ki October ka dhacay Muqdisho ee lagu lagu laayay ku dhawaad 300 oo ruux oo Soomaali ah, ayaa xalay ka dhacay safaarada Soomaaliya ee magaalada Qahira.

Dhamaan Dadkii ka qeeyb galay ayaa waxa ay si aad ah u cambaareeyeen cidee ka danbeeeysay Falkii lagu laayey dadkii shacabka aha qaraxii muqdisho ka dhacay waxa ayna dowlada soomaaliya ay ka dalbadeen in cadaalada la horkeeno ku

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Taabid Oo Markale Loo Doortay Gudoomiyaha G/Banaadir

January, 21, 2018
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay markale loo doortay in uu sii ahaado ...

Madaxweynaha Jabuuti Oo ku Taliyay inay baxaan Ciidamada AMISOM.

January, 20, 2018
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi siiyay Telefishinka Universal ayaa ka hadlay Arimaha Siyaasadda, amaanka iyo ...