Tuesday, December 12th, 2017
Advertisements
Advertisements

Ciidamada Xasilinta oo qabtay Gaari uu lahaa Guddoomiye lagu dilay Degmada Deyniile

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments

Howlgal ay ka sameeyeen Duleedka Magaalada Muqdisho Ciidamada Xasilinta Caasimadda Muqdisho ayey ku soo qab qabteen Tiro dad ah iyo Gaari uu lahaa Alle ha u Naxariistee Cabdi Nuunow oo ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo doortay Degaanada Koofur galbeed oo Habeen hore lagu dilay Tabeelaha Sheekh Ibraahim Ee Degmada Deyniile.

Saraakiil ka tirsan Hay’adaha Ammaanka ayaa  sheegay in Ciidanka Xasilinta Caasimadda ay qabteen Gaariga Marxuunka la dilay oo ahaa Spacio islamarkaana Habeen hore ay horay u wateen Dableydii Dishay Cabdi Nuunow oo sidoo kalena ahaa Guddoomiye Xero ay dagan yihiin Barakacayaal oo ku taalla Tabeelaha Sheekh Ibraahim.

Laamaha Ammaanka weli ma sheegin in ay Gacanta ku dhigeen iyo in kale Dadkii ka dambeeyay Dilka Marxuunka lagu Magacaabi jiray Cabdi Nuunow oo lagu dilay Habeen hore Tabeelaha Sheekh Ibraahim Ee Duleedka Magaalada Muqdishioo.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Full: Ciyaartii Galmudug & Banaadir Oo Xiiso Badneyd Daawo 2017

December, 11, 2017
Full: Ciyaartii Galmudug & Banaadir Oo Xiiso Badneyd Daawo 2017

Hay’adda la dagaalanka Musuqmaasuqa ee AAC oo sheegtay in musuqmaasuq baahsani ka jiro Somaliland

December, 11, 2017
Hay’adda madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa (Action for anti corruption (AAC) ) ayaa sheegtay in Somaliland ay ...