Monday, December 11th, 2017
Advertisements
Advertisements

DAAWO: Dekada Bosaso Oo Lagu Warejiyay Hay’ad Laga Leyahay Dalka Imaaraatka Carabta

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments

Dekadda weyn ee magaalada Bosaso ayaa waxaa si rasmi ah loogu wareejiyay shirkadda DP WORLD ee laga leyahay Dalka Imaaraatka Carabta.

Xafladda waxaa ka qeyb galay mamaulka gobolka Bari, kan degmada Bosaso, xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland, nabadoono, ganacsato, dhalinyaro, madaxda shirkadda DP WORLD iyo marti shataf kale.

Shirkadda DP WORLD ee Dalka Imaaraatka ayaa ballaarinaysa dekadda Bosaso, waxaana dacartirka dekadda Bosaso uu ku kacayaa  lacag 3,36 milyan oo doolar, iyadoo heshiirkaasi horey u saxiixay madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas iyo wasiirka dekadaha Puntland Siciid Maxamad Raage

Wasiirka dekadaha Puntland Saciid Maxamed Raage ayaa tilmamay in heshiiska wareejinta oo qorshuhu ahaa inuu dhaco 1-da bishaan ay xiligaan soo gaarsiisay sidii bulshada loogu qancin lahaa inaysan wax dhibaato ah kala kulmi doonin shirkada lagu warejiyey dekdda.

Dekdda Bosaso ayaa noqonaysa dekaddii labaad ee ku taala Soomaaliya oo ay la wareegto shirkada DP WORLD.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Banaadir oo 3-0 ku dhufatay Xiddigaha Galmudug cayaar qeyb ka ah Tartanka maamul gobolleedyada

December, 11, 2017
Kulankan oo qeyb ka ah Tartanka maamul gobolleedyada ayaa waxaa ku awood sheegtay xulka Kubadda Cagta gobolka Banaadir ...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Istanbuul,

December, 11, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka ...