Wednesday, February 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

DAAWO: Madaxweynihii Hore Ee Hirshabelle Oo Shegay Xiriirka Kala Dhaxeyay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Published on October 13, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa dhawaan wareysi looga qaaday Dalka Kenya waxa la weydiiyay xiriirka hoose ee ka dhaxeyo isaga iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif waxana uu shegay inu yahay ugaaskiisa.

Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa yiri’’ Ugaas Xasan Ugaas Khaliif waa ugaaskeyga marna waa saaxbkey Marna waa ugaas aan garanayo taariikhdiisa marka waa shaqsi aans aaxbib hoose nahay laakin dadku waxa ay u haystaan inaan isku dhacsanahay’ ayuu yiri Madaxweyihii hore ee Hirshabelle.

Ugu dabeyn Hadalka Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa imaanaya xili dhawaaan xilka ay ka qaaden xildhibaanada maamulka Hirshabelle taas oo dadka qaar ay ku shegen iney kaso horjedan dadka uu ka dhashay.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Mareykanka oo sheegay inuu Duqeyn ku dilay Dagaalyahano Shabaab ah

February, 21, 2018
Ciidamada Millitariga dalka Mareykanka ayaa sheegay Duqeyn 19-kii bishan Maalinkii Isniinta ka dhacday meel u dhow degmada Jillib ...

Hay’ada Xaquuqda Aadadanaha Ee HRW oo sheegtay caruurta Soomaaliyeed in la saaro Maxkamado Millitari

February, 21, 2018
Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ay jiraan caruur si sharci daro ah loogu xir-xiro ...