Tuesday, December 12th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Maamulka Puntland oo Si Rasmi ah ugu Wareejisay Dekadda Magalada Boosaaso Shirkadda DP WORLD

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments

Kadib Munaasabad kadhacday Dekadda Boosaaso ayaa Dawladda Puntland Waxay maanta si rasmi ah u wareejisay Maamulka Dekadda Boosaaso,waxaana lagu wareejiyeey Shirkadda laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta ee lagu magacaabo P & O oo qeybka ah shirkada weyn ee DP WORLD.

 

Dowladda Puntland oo Si Rasmi ah Dekadda Boosaaso ugu Wareejisay Shirkadda P & O Xaaflad  kooban oo Guddaha Dekadda kadhacday Waxaa goobjoog ahaa Masuuliyinta Gobalka Bari kan degmadda iyo Odayaasha Gobalka Bari iyo qaybaha kala duwan ee Ganacsatada kuwaas oo goobjoog ka ahaa Heshiiska labadda dhinac ,iyado madaxda Shirkadda la wareegtay Maamulka Dekadda Boosaaso goobta ay ku sugnayeen.

 

Masuuliyiinta Wasaaradda Dekedaha iyo Amniga Baddaha ayaa sheegay in waxa la wareejiyey ay tahay dhismaha ama Jambiyadda Dekeda ee aysan aheyn howlaha maamul ee dekedda. Find Your Templates Now Customize and Print Templates in PDF, Word, Excel & PPT for Free dhawaan ayeey ahayd markii Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu saxiixay heshiiska dhismaha iyo dibu habeynta dekeda magaalada Boosaaso, kaas oo ku kacaya aduun gaaraya 336Malyan oo Dollar, waxaana la dhisayaa Deked cusub oo dhererkeedu yaahy 450M.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Full: Ciyaartii Galmudug & Banaadir Oo Xiiso Badneyd Daawo 2017

December, 11, 2017
Full: Ciyaartii Galmudug & Banaadir Oo Xiiso Badneyd Daawo 2017

Hay’adda la dagaalanka Musuqmaasuqa ee AAC oo sheegtay in musuqmaasuq baahsani ka jiro Somaliland

December, 11, 2017
Hay’adda madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa (Action for anti corruption (AAC) ) ayaa sheegtay in Somaliland ay ...