Tuesday, December 12th, 2017
Advertisements
Advertisements

DAAWO: Somalida Xafada Islii ee Magalada Nairobi Oo Ka Hadlay Dorashada Kenya

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments

Maalma koban ayaa ka harsan waqtiga loo qorsheyay iney qabsoonta doorashada ku celiska ee dalka Kenya in kasto hogaamiyaha isbaheysiga mucaardaka Kenya raila odinga iyo ku xigenkiisa ay shaaciyen ineysan ka qeyb gali doonin doorashada Kenya.

Bulshada soomaalida waxa ay kamid ah qomiyadaha ugu degaanka balaaran joqoraafi ahaan marka la ego qomiyadaha ku nool Kenya  hasa ahaate xiliyada doorashada waxa soo wajaha qal qal amaan iyago ka cabsi qabo qalalaaso ka dhaca dalka maadaama ay kamid yihiin dadka ugu ganasiga badan Kenya.

Qaar kamid ah soomaalida ku nool xaafada islii ee Magaalada Nairobi ayaa aragtiya kala duwan ka muujiyay marxaladaha siyaasaded ee galay dalka Kenya tan iyo bilowgii bishoo Augoste ee Sanadkan iyago shegay in xaalada Kenya ay tahay mid cakiran.

Go’aan  kaso baxay Maxkamada sare ee Dalka Kenya ayaa lagu shegay in doorashada Kenya ay ku tartami karaan dhamaan musharaxiintii isu soo taagay xilka Mdaaxweynaha in kasto bartamahii bishii tagtay ay maxkamada sare markii ay laashay doorashada ku dhawaaqday kursiga madaxweynaha iney ku tartami donaan Uhuro kenyta iyo hogaamiyaha mucaaradka raila odinga wallow 10-kii bishan raila odinga u shaaciyay ineysan ka qeyb gali doonin doorashadasi balse go’aanka maxkamada ayaa u muuqda in marnaba hadalka hogaamiyaha mucaaradka loo hakin doonin doorashada kenya.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Full: Ciyaartii Galmudug & Banaadir Oo Xiiso Badneyd Daawo 2017

December, 11, 2017
Full: Ciyaartii Galmudug & Banaadir Oo Xiiso Badneyd Daawo 2017

Hay’adda la dagaalanka Musuqmaasuqa ee AAC oo sheegtay in musuqmaasuq baahsani ka jiro Somaliland

December, 11, 2017
Hay’adda madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa (Action for anti corruption (AAC) ) ayaa sheegtay in Somaliland ay ...