Wednesday, February 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

{DHAGEEYSO} Wasaaradda Amniga Oo Fariin U Dirtay Shacabka Soomaaliyeed

Published on October 13, 2017 by   ·   No Comments

Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Wasiirka Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa sheegay in haatan amniga dalka uu yahay mid intii hore ka wanasgan isla markaana dadaal badan lagu bixiyay.

Waxa uu sheegay in ciidamada amniga ay waqti badan geliyeen sidii ay u xaqiijin lahaayeen Guud ahaan amniga dalka.

Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed in ay ku taageeraan kalana Shaqeeyaan sidii amniga u sugi lahaayeen

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Mareykanka oo sheegay inuu Duqeyn ku dilay Dagaalyahano Shabaab ah

February, 21, 2018
Ciidamada Millitariga dalka Mareykanka ayaa sheegay Duqeyn 19-kii bishan Maalinkii Isniinta ka dhacday meel u dhow degmada Jillib ...

Hay’ada Xaquuqda Aadadanaha Ee HRW oo sheegtay caruurta Soomaaliyeed in la saaro Maxkamado Millitari

February, 21, 2018
Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ay jiraan caruur si sharci daro ah loogu xir-xiro ...