Saturday, January 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Ardada Wax Ka Barata Turkiga Oo Dhaawacyada u Diyaariyay Qorshe Cusub

Published on October 17, 2017 by   ·   No Comments

Mid kamid ah hormuudka ardada soomaaliyed ee wax kabarato Dalka Turkiga oo ka hadlay dhaawacyadii loo qaaday dalkaasi ayaa shegay in ardada soomaaliyed eek u nool turkiga ay wadaan dedaal xoogan.

Mukhtaar Macalin Cabdulaahi oo wareysi siiyay VOA ayaa shegay in dhaawacyada soomaalida loo qeybin doono sadex isbitaal si halkaasi loogu dabiibo isla markaana ay ardadu isku diyaariyen sidey u caawin lahaayen.

‘’Waxa ka caawin doona luqada u adegida dadkaasi iyo adeeg walbo oo aan ku caawin doono dadkena dhaawaca ah ee la kenaya dalka turkiga waana isku qeybinay dhamaan arday ahaa’’ ayuu yiri mukhtaar Macalin.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Qaabka uu u dhacay Shilka Diyaaradeed Ee Ka Dhacay Garoonka Aadan-Cadde Ee M/Muqdisho

January, 20, 2018
Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Goordhow ee Sabtida Maanta ah waxaa ka dhacay Shil Diyaaradeed ...

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cadde

January, 20, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, goor dhaw waxaa Garoonka ...