Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

DHAGEYSO: Dowlada Jabuuti Oo Qaaday Talaabo Ay Ku Farxen Shacabka Soomaaliyed

Published on October 17, 2017 by   ·   No Comments

Safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan oo ka hadlay werarkii dhawaan ka dhacay Muqdisho iyo khasaaraha kaso gaaray shacabka Soomaaliyed ayaa shegay in dowlada Jabuti ay garab taagan tahay bulshada iyo dowlada Soomaaliyed.

‘’ Hadii dadka qaar kod gudaha soomaaliya wax looga qaban waayo waxa u qaadi doona Dalka Jabuuti sidaad la oscotaan hada dhaqaatiir ayaa Kenya muqdisho waliba waa dhaqaatiirtii Jabuuti ugu aqoonta badaan xaga qaliinka xaga daaweynta dhaawacyada halista ah’ ayuu yiri Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya.

Dowladaha Jabuuti iyo Turkiga ayaa noqday dowladihii ugu horeyay ee gargaar u fudiyay bulshada soomaaliyed gaar ahaan dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay magaalada muqdisho iyado ay diyaarado u soo kala diren muqdisho si dadkaasi u caawiyaan.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qorsheynaa In Uu Canshuur Ka qaado Xaafada Muqdisho

April, 20, 2018
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dadaaladii ugu danbeysay ee loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa Canshuur uruurin ku ...

Madaxweynaha Koofur Afrika oo soo gaabiyay safar uu dalka uga maqnaa

April, 20, 2018
Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa dib ogu laabtay dalkiisa, soona gabagabeeyay safar uu ku joogay magaalada ...