Idaacada Hiiraanweyn Ee G,Hiiraan Oo Maanta Bilaawday Dhaqaalo arurin Lo sameynaayo Dadkii ku waxyeelobay qaraxii Ka dhacay Muqdisho

0
16

Gudiga iskugu jiro Dhalinyaro iyo Culumaa u diin ayaa reer Baladweyne ah ayaa ku sugan Xarunta Warbaahinta Hiiraanweyn Ee Gobolka Hiiraan ,

 

Barnaamijkan ayaa logu tala galay sidii lo taakuleyn lahaa Dadkii waxyeelada ka so gaartay Qaraxii Ka dhacay iskoogyska Zoobe Ee Magalada Muqdisho,

 

Gudiga waxaa ay sameyeen Lambar ku xiran Accoun Laga sameyay Bank salaama Waxana lacagta Qaab EVC ah Ugu so Diri Kartaa Lambarkaan 0612849292

 

Hadii aad u baahantahay In Aada la so hadasho Idaacada So wac 0616413434 Marka Dibada aad ka so waceyso

+252616413434

 

WALAAL KA QEYB QAADO TAAKU LEYNTA  LO SAMEYNAAYO HOWSHA GURMAD QARAN,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here