Madaxweynaha G/Galbeed Soomaaliya Oo ka Hadlay Dagaalka Shabaab

0
5

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay wadaan qorshe Dowladda Federaalka, Koonfur Galbeed, AMISOM ay ku doonayaan sidii Al-shabaab looga saari lahaa guud ahaan dalka gaar ahaan degaanada Koonfur Galbeed.

Wuxuu sheegay Ciidanka Dowladda Federaalka, kuwa Koonfur Galbeed iyo AMISOM in hada ay wadaan dadaalo ku aadan sidii Shabaab ay dalka uga saari lahaayeen, lana sii kordhinayo howlgalada.

Shariif Xasan ayaa sidoo kale sheegay Madaxdii Maamul Goboleedyada ee isugu tagtay magaalada Kismaayo in ay isla garteen sidii Dagaal mideysan loola geli lahaa Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here