Tuesday, December 12th, 2017
Advertisements
Advertisements

Soomaali tahriibeyaal “jir dilay” oo xabsi daa’in lagu xukumay

Published on October 11, 2017 by   ·   No Comments

Nin Soomaali ah ayaa lagu xukumay in uu xabsi daa’in ku qaato dalka Talyaaniga, ka dib markii lagu helay in uu dil iyo jirdil u gaystay dad badan oo tahriibeyaal ah oo ku sugnaa dalka Liibiya.

Cosmaan Maxamed oo 22 jir ah ayaa la xiray sannadkii hore, ka dib markii si nasiib ah loo aqoonsaday isaga oo iska maraya magaalada Milan.

Dad goobjoogeyaal ahaa ayaa sheegay in uu dad ku dilay jir dil, kuwa kalana uu biyaha iyo baadka u diiday ilaa ay ka dhinteen markii dambe.

Tahriibayaasha dalalka Saxaraha ka hooseeya ayaa badanaa wakhti dheer ku qaata goobo ku yaalla dalka Liibiya, iyaga oo halkaas ku suga lacago ay ka soo dabo diraan ehelladooda si ay u siiyaan dadka wax u tahriibiya qaaradda Yurub

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Full: Ciyaartii Galmudug & Banaadir Oo Xiiso Badneyd Daawo 2017

December, 11, 2017
Full: Ciyaartii Galmudug & Banaadir Oo Xiiso Badneyd Daawo 2017

Hay’adda la dagaalanka Musuqmaasuqa ee AAC oo sheegtay in musuqmaasuq baahsani ka jiro Somaliland

December, 11, 2017
Hay’adda madaxa banaan ee la dagaalanka Musuqmaasuqa (Action for anti corruption (AAC) ) ayaa sheegtay in Somaliland ay ...