Wednesday, February 21st, 2018
Advertisements
Advertisements

Taliyihii ciidamada xooggga dalka Somaliya Oo is casilay

Published on October 12, 2017 by   ·   No Comments

Warar goor dhaw na soo gaaray ayaa sheegaya in uu is casilay taliyaha ciidamada xoogga dalka Jen. Maxamed Axmed Jimcaale (Cirfiid), iyadoo Golaha Wasiirada Soomaaliya ay magacaabeen Taliye cusub oo bedela.

Golaha Wasiirada ayaa magacaabay Jen. Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod oo loo magacaabay xilka Taliyaha Ciidamada xoogga dalka.

Taliyaha cusub ee loo magacaabay xilka ayaa ahaa Col. Pilot ah, xilligii dowladdii Siyaad Barre, sidoo kale waxaa uu Wasiirka Dekedaha ka noqday dowladdii TNG-da ee uu hoggaaminayay C/qaasim Salaad Xassan

Maalmihii ugu danbeeyayba waxaa jirta hadal heyn la xiriirtay is casilaada taliyaha oo xilka uu u magacaabay madaxweynaha Farmaajo Bishii April ee sanadkan.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Mareykanka oo sheegay inuu Duqeyn ku dilay Dagaalyahano Shabaab ah

February, 21, 2018
Ciidamada Millitariga dalka Mareykanka ayaa sheegay Duqeyn 19-kii bishan Maalinkii Isniinta ka dhacday meel u dhow degmada Jillib ...

Hay’ada Xaquuqda Aadadanaha Ee HRW oo sheegtay caruurta Soomaaliyeed in la saaro Maxkamado Millitari

February, 21, 2018
Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ay jiraan caruur si sharci daro ah loogu xir-xiro ...