Thursday, October 19th, 2017
Advertisements
Advertisements

Wasiirka waxbarashada oo kormeeray dugsiyo ay wax ku bartaan dadka baahiyaha gaarka ah qaba

Published on October 11, 2017 by   ·   No Comments

Wasiirka Waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare xukuumadda Soomaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa kormer  waxa u ku maray Iskuulka Gabdhaha agoonta, iskuulka indholayasha iyo iskuullo   kale oo ay dhigtan dadka danyarta ah caruurtooda iyo kuwa Baahiyada Gaarka ah qaba.

 

 

Wasirka ayaa mid mid u booqday fasalada ardaydaas ay wax ku bartaan, isagoona xog wareystay ardayda iskuuladaasi, si uu o ogaado hanaankooda waxbarashada.

 

Wasirka waxbarasha ayaa kormeerkiisu kolkii uu soo idlaaday uu warbaahinta u sheegay in in u jeedka socdaalkiisu uu ahaa ogaanshiyaha dadka danta yar ee carruurtooda waxbarata iyo dadka baahiyada gaarka qaba.

 

 

Wasiirka ayaa warbaahinta la wadaagay tirada arday ee uu kusoo arkay goobaha waxbarasho maanta uu tagay.

Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan Wasiirka waxbarashada Soomaaliya ayaa mar uu ka hadlaye Xeerka Waxbarashada iyo Xuquuqda uu siinayo dadka danta yar waxa uu sheegay in Sharcigaas uu si fiican u qeexayo sidii wax loogu qaban lahaa.

 

Wasiir Cabdiraxmaan ayaa tibaaxay in uu u doodi doono ka wasiir ahaan sidii ay ardayaan xuquuqdooda u heli lahaayeen.

 

Tan iyo Bur-burkii Dowladii dhexe ee dalka Goobaha waxbarashada waxaa si gaar ah u maamulaye shaqsiyaad, waxayna isku badaleen kuwo lacag lagu dhigto, ardayda qaar oo waalidiintooda awoodin bixinta lacagahaasi ayaa ku waayey waxbarashada

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Dhageyso:-Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira

October, 19, 2017
Cabdi Xaashi Cabillaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa marka hore ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda dowlad ...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Dhaawacyada Sudan ku dayacan

October, 19, 2017
 Yuusuf Garad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya  ayaa wuxuu ka hadlay xaaladda laga soo sheegay Soomaalida dhaawaca ah ee ...

{DAAWO SAWIRADA } Wararkii ugu dambeeyay xaalada dhaawacyadii la geeyay Sudan

October, 19, 2017
Wararka ka imanaya dalka Sudan ayaa sheegaya in dhaawacyadii la geeyay dalka Sudan oo cabasho ka keenaya  isbitaalada ...

{DAAWO SAWIRADA} Dayactir Lagu Bilaabay Goobtii Uu Qaraxa Ka Dhacay Ee Zoobe

October, 19, 2017
Waxaa Maanta la bilaabay dib-dhis lagu sameynayo Wadada Isgoyska zoobe taas oo ku burburtay qarixii khasaaraha badan gestay ...

{DHAGEEYSO} Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixineysa Qarixii Ka Dhacay Isgoyska Zoobe

October, 19, 2017
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxwenaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhacdadii ka dhacday 14 Bishaan Zoobe ay tahay ...

Baroordiiq Qahira Loogu Sameeyay Dhibbanayaashi Qaraxii Zoobe

October, 19, 2017
Kulan baroorqiid ah oo ay Soomaalida ku nool Masar ku muujiyeen sida ay uga xunyihiin weerarki 14-ki October ...

Mid Ka Mid Ah Dhaawacyadii Loo Qaaday Dalka Suudaan Oo Geeriyooday

October, 19, 2017
Dhaawacyadii ku jiray Isbitaalka Tamayuz ee dalka Suudan qaarkood ayaa haatan la bilaabay in loo wareejiyo Isbitaalo kale ...