Tuesday, February 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

{Akhriso} Qodobada Ay Isku Afgarteen Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Hogaanka Xisbiga WADDANI.

Published on November 18, 2017 by   ·   No Comments

Kulankii ay manta  yeesheen komishanka Doorashooyinka qaranka iyo hogaanka xisbiga WADDANI ayaa ku soo dhamaaday is afgarad buuxa. Qodobadda ay isku af garteen Koomishanka iyo Xisbiga WADDANI ayaa u dhignaa sidan

1- Buuggii dhawaan ay xubnaha WADDANI soo bandhigeen ee ay ku sheegeen inuu ahaa foojari, inaanu ahayn ee uu ahaa buug KDQ lahaa , kaasi oo sifo sharci ah koomiishanka kaga soo baxay

2- In dib loo tiriyo loona hubiyo cododka degmooyinka Hargeysa iyo Gabiley

3 In KDQ ka soo jawaabo cabashooyin door ah oo xisbiga WADDANI qoraal hore ugu gudbiyay koomishanka

4- Xisbiga WADDANI waxay dib u bilaabeen wada shaqayntii iyo kalsoonidii KDQ, waxaanay ku soo celiyeen xarunta KDQ xubnahii xisbiga WADDANI u matalaayay xidhiidhinta ( TASK FORCE TEAM). Horu-dhacii shirka jaraa’id ayuu guddoomiyaha KDQ ammaan balaadhan u jeediyay guddoomiyaha xisbiga WADDANI.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Toogasho haween lagu laayey oo ka dhacday kaniisad ku taalla gobolka Dagestan

February, 19, 2018
Ugu yaraan Shan haween ah ayaa lagu diley weerar ka dhacey kaniisad ku taalla gobolka Dagestan ee dalka ...

Dowlada Sudan oo xabsiga ka sii deysay dad loo xirey arrimo siyaasadeed

February, 19, 2018
Xukuumada Sudan ayaa xabsiga ka sii deysay inkabadan 80 ruux oo ahaa maxaabiis dhinaca siyaasada loo xirey kadib ...