Monday, November 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

DAAWO: Maxaa Laga Filan Karaa Doorashada Somaliland Iyo Siyaasiga Ku Guuleysan Karo

Published on November 13, 2017 by   ·   No Comments

Wararkii ugu dabeyay ee dorashada Somaliland ayaa laso shegaya iney ku socota si degan isla markaana guud ahaan gobalada ay kawada socota iyado la filayo in laso gaba gabeyo 6:00PM ee maqribnimo detana la bilaayo tirinta codadka.

Warbaahinta Hiiraanweyn.net warar hoose oo ay heshay ayaa shegaya in codadka la dhiibtay ilaa hada ay ku horeyaan mushaarxiinta kala Muusa biixi oo ah musharax xisbiga kulmiye iyo Cabdiraxman Ciro oo ah musharaxa Xisbiga wadani.

Dorashadan ayaa la filaya inu midkod soo baxo muuse biixi iyo Cabdiraxman Ciro oo kala hogaaminayo labada xisbi ee ugu awooda badan Somaliland waxana dorashada kor kala socda wafuud ka socota beesha caalamka oo dhawaan gaaray Magaalada hargeysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:

Waxii warar ah ee ku saabsan doorashada Somaliland hadaba sidey tahay halkan kala soco insha allaah.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta aqrinaya miisaaniyadda 2018

November, 20, 2017
Kulnaka Golaha shacabka ee maanta ayaa ku saabsan aqrinta 1aad ee Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2018,waxaana sidoo kale ...

Faah Faahin Ka sobaxeyso Werar Kagu Qaaday Ciidamada Katirsan Dowlada Soomaaliya,

November, 20, 2017
Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya ayaa lagu weeraray Xaafadda Xamar Jadiid ee Degmada Wardhiigley, kadib markii dabley ...