Saturday, January 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

DAAWO MUUQAALKA: Ciidama Kasoo Horjeda Dorashada Somaliland Oo Digniin u Diray Shacabka Magaalada Buhoodle Ee G.Ceyn

Published on November 13, 2017 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanayo Magaalada Buhoodle ee Xarunta Gobalka Ceyn ayaa shegaya in ciidamada ka soo jeeda degaanka ay bilaaben dhaq dhaqaaqya ciidan oo ay kaga soo horjedaan doorashada la filayo iney manta ka dhacdo degaanada Somaliland.

Saraakiisha hogaaminayo ciidamada oo la hadlay warbaahinta ayaa shegay in Gobalka ceyn gaar ahaan degaanada hoos yimaada Magaalada Nuhoodle marnaba aysan ka qabsomi doonin doorashada isla markaana dadka degaanka ay foojignaadan.

Malkiilayaasha iska leh gaadiidka ayey kaga digen in gawaaidoda kuso qaadan sanaadiiqda codbixinta iyago shegay gaarigii ay ku qabtan iney la waregi donaan waxana arintan ay timid xili aan la ogeyn sida ay ku dhici karto cideynta dorashada Gobalka Sanaag oo ay isku hayaan Maamulada PIuntland iyo Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Qaabka uu u dhacay Shilka Diyaaradeed Ee Ka Dhacay Garoonka Aadan-Cadde Ee M/Muqdisho

January, 20, 2018
Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Goordhow ee Sabtida Maanta ah waxaa ka dhacay Shil Diyaaradeed ...

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cadde

January, 20, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, goor dhaw waxaa Garoonka ...