Monday, November 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

DAAWO MUUQAALKA: Codeynta Doorashada Somaliland Oo Bilaabatay Iyo Wararkii Ugu Dabeyay

Published on November 13, 2017 by   ·   No Comments

Codbixinta doorashada Somaliland ayaa si habsami leh ugu bilaabatay degaanada iyo Degmooyinka Somaliland waxana gordhaw codkiisa dhiibtay murashaxa xibiga wadani Cabdiraxmaan ciro iyo masuliyiin kale.

Goobaha codbixinta ayaa siweyn loo adkeyay amaanka waxana laso dhigay ciidama farabadan si ay u sugaan amaanka goobaha dorashada.

Somaliland ayaa manta looga dareray dorashada Madaxweynaha oo ay ku tartamayaan Sadex xisbi oo kala ah Kulmiye, Wadani, iyo Ucid waxana la arkayay dadweyne farabadan oo safaf dhaadher ku jira si ay u dhiibtaan codkoda.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta aqrinaya miisaaniyadda 2018

November, 20, 2017
Kulnaka Golaha shacabka ee maanta ayaa ku saabsan aqrinta 1aad ee Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2018,waxaana sidoo kale ...

Faah Faahin Ka sobaxeyso Werar Kagu Qaaday Ciidamada Katirsan Dowlada Soomaaliya,

November, 20, 2017
Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya ayaa lagu weeraray Xaafadda Xamar Jadiid ee Degmada Wardhiigley, kadib markii dabley ...