DAAWO MUUQAALKA: Xisbiga Wadani Oo Cabasho Ka Gudbiyay Doorashada Somaliland

0
13

Musharax Madaxweyne nimo ee xisbiga mucaaradka wadani iyo masuulitiin uu hogaaminayo ayaa kulan la qaatay wafuud ka socota beesha caalamka ee kor joogtada ka ah doorashada Somaliland.

Gudoomiyaha KMG ee Xisbiga wadani Cabduqaadir Xaaji Jirdi oo kulanka kadib la hadlay warbaahinta ayaa shegay in xumnaha ka socday midowga Yurub ay u gudbiyen cabasho ku aadan doorashada,

‘’Waxa u shegnay in masuuliyiin ka tirsan xisbiga wadani loo geestay dil iyo handadaado ku aadan dorashada waliba goobaha qaar dadkii wakiilka ka ahaa xisbiga waa loo diiday iney la socdan tirinta codadka.

Ugu dabeyn masuuliyiinta Xisbiga wadani ayaa shegay in ay jirto cadaalad dero ku aadan doorashada Somaliland iyagona taagerayaasha xisbiga ugu baaqay iney ka war sugaan natiijada tirinta codadka doorashada Somalialand.

Halkan hoose Ka Daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here