Saturday, January 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Dhaqdhaqaaqa Duulimaadyada Garoonka Diyaradaha Bullo burte Oo Kordhay Tan iyo Markii la furya,

Published on November 13, 2017 by   ·   No Comments

Garoonka diyaradaha Dagmada bullo burte ee Gobolka hiiraan  ayaa waxaa kordhay dhaq dhaqaaqayada dhinaca duulimaadyada maal mahii ugu danbeyay kadib markii ay bilaabeen diyaarado waaweyn in ay ka shaqeyaan oo aysameyaan dulimaadyo Maal maha qaar,

Magalada Bullo ayaa ah magaalo ay godoomiyeen Ururka al shabab , ayaananan jirin wax agabyo ganacsi oo dhinaca dhulka ka so galo magaladaas,marka laga tago dhinaca duulimaadyada oo hada si xowli ah u socdo

Dhaqdhaqaaqyada dulimaadyada kordhay ee Dagmada bullo burte ayaa waxaa laga daremay nolosha magalada oo hada u muuqato mid ka so hagaageyso, dhinacyada Nolosha ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqyada kale,

Tan iyo Markii la furay Garoonka diyaradaha Dagmada Bullo burte ee Gobolka hiiraan ayaa waxaa u so celiyay rajada dadka kunool magaladaas oo horay rajo beel ka muujiyay ku sii nolashahaa madama ay go doomiyeen al shabab oo laga qabsaday magaladaas sanadkii 2013,

Shariif Shuuriye Xaanshi

Radio hiranweyn Bullo burte  

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Qaabka uu u dhacay Shilka Diyaaradeed Ee Ka Dhacay Garoonka Aadan-Cadde Ee M/Muqdisho

January, 20, 2018
Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Goordhow ee Sabtida Maanta ah waxaa ka dhacay Shil Diyaaradeed ...

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cadde

January, 20, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, goor dhaw waxaa Garoonka ...