Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Hay’adda Waaxda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Oo Xafiis Ka Furatay Gobolka Bakool

Published on November 13, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Maanta xariga laga jaray Xafiiska Cusub ee Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ay ka furatay Hay’adda waaxda  Socdaalka iyo Jinsiyadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

 

Xfiiskaan ayaa sigaar ah u bixin doona baasa boorada,waxana xafiiskii ugu horeeyay ee Hay’ada Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ay ka furato Gobolka Bakool.

 

Munaasabad xariga looga jarayay oo lagu qbatay degmada Xudur ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,

Hirgelinta Xafiiskaan ayaa waxaa Gacan weyn ka geystay  taliyaha Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo Cumar Xaaji Ibraahim, Madaxweynaha koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, , Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda DFS Col. Mohamed Aadan Jimcaale (KOOFI).

Agaasimaha Hayadda Socdaalka iyo Jinsyadda_Laanta_Koonfur_Galbeed Soomaaliya Cali Maxamed_Cli ( Cali Dhuux) ayaa u mahad celiyay dhamaan dadkii ka qeyb qaatay furitaanka Xafiiska Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha uu ka furtay Magaalada xudur ee Xrunta Gobolka Bakool.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Furitaanka.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qorsheynaa In Uu Canshuur Ka qaado Xaafada Muqdisho

April, 20, 2018
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dadaaladii ugu danbeysay ee loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa Canshuur uruurin ku ...

Madaxweynaha Koofur Afrika oo soo gaabiyay safar uu dalka uga maqnaa

April, 20, 2018
Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa dib ogu laabtay dalkiisa, soona gabagabeeyay safar uu ku joogay magaalada ...