Monday, November 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Gaaray Magaalada Baraawe

Published on November 15, 2017 by   ·   No Comments

Wafdi uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Baraawe ee Caasimadda maamulka Koonfur Galbeed Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa ka qeyb ka ah Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya.

U jeedka uu u tagay Baraawe ayaa lagu sheegay in tahay bilaabinta howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab. Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kusoo dhaweeyay garoonka Magaalada Baraawe Wafdiga Ra’iisul Wasaare Kheyre.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta aqrinaya miisaaniyadda 2018

November, 20, 2017
Kulnaka Golaha shacabka ee maanta ayaa ku saabsan aqrinta 1aad ee Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2018,waxaana sidoo kale ...

Faah Faahin Ka sobaxeyso Werar Kagu Qaaday Ciidamada Katirsan Dowlada Soomaaliya,

November, 20, 2017
Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya ayaa lagu weeraray Xaafadda Xamar Jadiid ee Degmada Wardhiigley, kadib markii dabley ...