Saturday, January 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

{DHAGEEYSO} Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Sheegey in uu ka wal walsan Yahay Dagaalada Ka Biloowday Shabeellaha Dhaxe

Published on November 13, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dowladda aysan kala tashan dagaalka ay ka bilowday gobolka Shabeellaha dhexe.

Waxa uu sheegay in uu aad ugu wal walayo Ciidamada dowladda ee dagaalka la geliyay gaar ahaan kuwii ka howgalaayay gobolka Shabeellaha dhexe.

Waxa uu sheegay in ay muhiim ahayd in Madaxda Hirshabeelle lagala tashado howlgalada iyo dagaalada laga bilaabayo gobolka Sh/dhexe.

Waxa uu xusay in uu ka cabsi qabo in ay ku dhabar jabaan Ciidamada dowladda dagaalka ka bilowday gobolka.

Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu baaqay Saraakiisha ciidanka dowladda iney sameeyaan la tashi ku aadan qorshaha dagaal ee gobolka Sh/dhexe iyo howlgalada Al-Shabaab loogu saarayo guud ahaan degaanada ay kaga sugan yihiin gobolka

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Qaabka uu u dhacay Shilka Diyaaradeed Ee Ka Dhacay Garoonka Aadan-Cadde Ee M/Muqdisho

January, 20, 2018
Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Goordhow ee Sabtida Maanta ah waxaa ka dhacay Shil Diyaaradeed ...

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cadde

January, 20, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, goor dhaw waxaa Garoonka ...