Monday, November 20th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DHAGEYSO} Dhaawacyadii loo qaaday Suudaan oo xaaladooda laga deyrinayo

Published on November 15, 2017 by   ·   No Comments

Gudoomiyaha Gudiga gurmad qaran ee qarixii Zoobe C/laahi Maxamed Shirwac ayaa sheegay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Zoobe ee loo qaaday wadanka Suudaan ay ka yimadeen cabashooyin fara badan.

Waxa uu sheegay dhaawacyada iyo dadkii la joogay in aysan heysanin waxyaabihii ay u balan qaaday dowladii qaaday.

Gudoomiye Shirwac ayaa sheegay in xafiiska Ra’iisul Wasaaraha looga baahan yahay in si deg deg ah uu wax uga qabto arrintaasi.

Dowlada Qadar ayaa u qaaday dhawacyadaan wadanka Suudaan, iyadoona ay balan qaaday in ay bixineyso qarashaadka ku baxaya ilaa ay kabogsadaan dadkaasi Soomaaliyeed ee dhaawaca ah.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta aqrinaya miisaaniyadda 2018

November, 20, 2017
Kulnaka Golaha shacabka ee maanta ayaa ku saabsan aqrinta 1aad ee Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2018,waxaana sidoo kale ...

Faah Faahin Ka sobaxeyso Werar Kagu Qaaday Ciidamada Katirsan Dowlada Soomaaliya,

November, 20, 2017
Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya ayaa lagu weeraray Xaafadda Xamar Jadiid ee Degmada Wardhiigley, kadib markii dabley ...