Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

Faransiiska oo ka digay in la faquuqoMaxaxweynayaasha Mareykanka Iyo Ruushka

Published on November 15, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in madaxweyne Donald Trump iyo Vladimir Putin ay halis ku yihiin qiyamka Yurub, furfurnaantooda iyo dulqaadkooda, balse haddii la go’doomiyo aysan Yurub waxba ka dheefaynin.

“Haddii aad go’aansataan in aad dib uga riixdaan Yurub iyo qiyamkeeda, idinka oo ku leh waxaad khayaamaysaan qiyamkanaga, markaas garabkaaga ayay ka bixi” ayuu u sheegay

Dad badan ayaa u arka in Maraykanka iyo Ruushku ay jir diidayaan qiyamka gudaha ballaaran ee furfurnaanta.

Madaxweyne Macron ayaa hadalkaas ka sheegay Abu Dhabi, halkaas oo uu xariga kaga jaray madxafka cusub ee Louvre Museum.

Wuxuu sheegay in ay tahay calaamad muujinaysa dulqaad iyo kala gadisnaansho gobolka ah.

“Waxaan dhexda u taagannahay dagaallo iyo mashaakillo ka aloosan dalal Muslim ah,” ayuu yiri Macron isaga oo waraysi bixinaya dhawaan. “Waxaa muhiim ila ah in la taageero kuwa difaacaya Islaamka furan”. Ayuu sii raaciyay.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Wasiirka Maaliyada” Bankiga Adduunka Iyo IMF Waxay Ku Qanceen Qaabka Maamulka Maaliyadda”

April, 20, 2018
Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr: C/raxaan Ducaale Beyle oo ka qayb galaya shirka looga hadlayo taakulaynta ...

{DAAWO SAWIRADA} Boqor ku dhawaaqay in uu badaley magaca dalkiisa

April, 20, 2018
Boqorka dalka Swaziland Boqor Mswati III ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in uu bedelay magaca dalkiisa ee ...