Friday, April 20th, 2018
Advertisements
Advertisements

Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya Oo Booqday Degmada Karaan Kadib Markii Xiisad Udhaxeeyso.

Published on November 13, 2017 by   ·   No Comments

Iyadoo Saakay Askari ka tirsan Ciidamada Ammaanka Degmada Kaaraan la sheegay inuu Qof Shacab ah ku dilay Meel u dhow Xaruunta Degmada Kaaraan ayaa waxaa Dilkaas ka dhashay Muran badan,kadib markii Ehelka Qofka la dilay ay diideen in Meydka Goobta laga qaado.

Intaas ka dib ayaa waxaa Degmada Kaaraan tagay Wasiirka Amniga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow,waxaana uu Amar ku siiyay Ciidamada Ammaanka in la soo qabto Askarigii dilay Qofka Shacabka ah caddaaladdana la horkeeno.

Qofka Rayidka ah ee lagu dilay Degmada Kaaraan ayaa la sheegay inuu ahaa Nin Oday ah oo kamid ahaa Dadka sida weyn looga yaqaanno degmadaasi.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qorsheynaa In Uu Canshuur Ka qaado Xaafada Muqdisho

April, 20, 2018
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa wada dadaaladii ugu danbeysay ee loogu jiro sidii loo bilaabi lahaa Canshuur uruurin ku ...

Madaxweynaha Koofur Afrika oo soo gaabiyay safar uu dalka uga maqnaa

April, 20, 2018
Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Cyril Ramaphosa ayaa dib ogu laabtay dalkiisa, soona gabagabeeyay safar uu ku joogay magaalada ...