WAR DEG DEG AH:.Wasiir Ka Tirsan Xukumada Soomaaliya Oo Is Casishay

0
5

Waxaa Goordhow ku dhawaaqday in ay iscasishay Wasiirkii Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr, Maryan Qaasim.

War Qoaral ah oo ay soo dhigtay Barta ay ku leedahay twitter-ka ayay ku sheegtay in ay is casishay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here