Thursday, May 24th, 2018
Advertisements
Advertisements

Aabo Da’ahaa oo xalay lagu dilay Baraawe

Published on December 6, 2017 by   ·   No Comments

Laba dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa xalay fiidkii waxa ay xaafad ka tirsan degmada Baraawe ku dileen Nin Da’ahaa, kaasi oo lagu magacaabi jiray Sayidnaa Xaajow Muukow oo caan ka ahaa Magaalada gaar ahaan xaafadii uu deganaa ee Saqaawu-diin.

Kooxda dilka geysatay ayaa waxa ay Marxuum Sayidnaa u dileen si farsameysan, kadib markii ay isaga dhigeen dhigeen dhalinyaro kubad cayaareysa, kadibna markii Masjidka

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay ninka la dilay in horey uu u ahaa Janan ka tirsanaa Dowladdii Dhexe, hadana uu ahaa howlgab, oo 91-dii ay ugu dambeysay siyaasad.

Wuxuu sheegay Gudoomiye C/fataax dilka Marxuum Sayidnaa in ay ka dambeeyaan ururka Al-shabaab, hadana Ciidamada ay ku daba jiraan raggii ka dambeeyay falkaasi.

 

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Yemen Oo la giliyay Xaallad Degdeg Ah Iyo Ku-Dhawaad 20 Qof Oo Lagu La’ Yahay Duufaan Ku Dhufatay Jesiiradda Soqotra Ee Dalkaasi.

May, 24, 2018
Qaar ka mid ah dadka la la’ yahay ayaa ahaa shaqaale la socday 2-dooni oo degtay, kadib, markii ...

{DAAWO SAWIRADA }Wasiirka Amniga Soomaliya Oo Hortagay Guddgiga amniga ee Golaha Shacabka

May, 24, 2018
Guddiga Arrimaha Guddaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Kulan la qaatay Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxmed ...