Thursday, December 14th, 2017
Advertisements
Advertisements

Ciidamo Watay Gaari Dagaal Oo Al.shabaab Ah Oo Isku Dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed

Published on December 7, 2017 by   ·   No Comments

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay xaqiijiyeen in rag ka tirsan Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen Maamulka Koonfur Galbeed gaar ahaan Maamulka gobolka Baay.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed Cabduqaadir Cabdiraxmaan Cali  ayaa sheegay in Gaari nooca dagaalka ee loo yaqaano Cabdi Bilaha iyo Ciidamo la socday ay isku soo dhiibeen Maamulka degmada Diinsoor

Wasiiru dowlaha ayaa sheegay in tiro ka tirsan Shabaab oo ka kala yimid Shabeellaha Hoose iyo gobolka Baay ay isku soo dhiibayeen  Maamulka Koonfur Galbeed.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Muhtaar Roobow Abuu Mansuur oo gaaray magaalada Kismaayo

December, 13, 2017
Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo mudooyinkii ugu danbeeyay safarro kala duwan ku marayay qeybo ka tirsan gobollada Bay ...

Deg Deg Dagmada Qoryooley Oo Laga Hirgaliyay Nalalka Ku Shaqeeya Cadceeda

December, 13, 2017
Deg Deg Dagmada Qoryooley Oo Laga Hirgaliyay Nalalka Ku Shaqeeya Cadceeda