Thursday, December 14th, 2017
Advertisements
Advertisements

{DAAWO SAWIRADA} Ciidamada Midowga Yurub ee jooga xeebaha Somalia oo Talis cusub yeeshay

Published on December 7, 2017 by   ·   No Comments

Britain ayaa si rasmi ah ula wareegtay hoggaanka ciidamada Midowga Yurub ee ilaaliya xwebaha Soomaaliya.

 

Xaflad ballaaran oo lagu qabtay markab kuwa dagaalka ah oo ay leeyihiin ciidamada badda Talyaaniga oo ku sugan xeebaha dalka Djibouti ay dowladda Britain kula wareegtay xilkaasi.

 

Hoggaanka ciidamada Midowga Yurub ee ilaliya xebaha dalkeena Soomaaliya ayaa waxaa horay u hayay ciidamada badda ee dowladda Talyaniga,

 

Taliyihii xilkaasi wareejiyay ayaa sheegay in sanadkii la soo dhaafay ciidamada la dagaallanka burcad badeedda ay xeebaha Soomaaliya ka soo qabteen ilaa 6 burcad badeed ah oo ay ka qabteen agagarka xeebaha Puntland, isagoo xusay in ay aad u yarayeen weerarrada burcad badeedda Soomaalida,

 

 

Lixdii biloodba mar ayaa hogaanka ciidamada Midowga Yurub ee ilaaliya xeebaha Somalia waxa la wareegay mid ka mid ah dowladaha Midowga Yurub ee ay ciidamadu ka joogaan xeebaha Soomaaliya.

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

{DAAWO SAWIRADA} Muhtaar Roobow Abuu Mansuur oo gaaray magaalada Kismaayo

December, 13, 2017
Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo mudooyinkii ugu danbeeyay safarro kala duwan ku marayay qeybo ka tirsan gobollada Bay ...

Deg Deg Dagmada Qoryooley Oo Laga Hirgaliyay Nalalka Ku Shaqeeya Cadceeda

December, 13, 2017
Deg Deg Dagmada Qoryooley Oo Laga Hirgaliyay Nalalka Ku Shaqeeya Cadceeda