Monday, April 23rd, 2018
Advertisements
Advertisements

DAAWO: Wariyaal Lagu Xiray Somaliland Iyo Ururka SOLJA Oo Si Kulul Ugu Hadlay

Published on December 10, 2017 by   ·   No Comments

Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa si kulul ugu hadlay Dacwadaha ka dhanka ah qaar kamid ah Suxufiyiinta Somaliland oo dacwada ugu soconayaan magaaloyinka Barbera, Gabileey iyo Boorama oo siyaaba kala duwan loogu xiray.

Ururka SOLJA waxa maalmahan uu isha ku hayaa Dacwadaha Xukuumaddu ku soo Oogayso wariyaasha oo qaarkod siyaabo sharci derto ah loogu xiray magaaloyin kamid Somaliland sida ay warbaahinta u shegen masuuliyiin kamid ahururka solja.

Ururka Suxufiyiinta Somaliland waxa uu ugu baaqayaa Xukuumadda Somaliland ee uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi inay dib u eegto kiisaska ka dhanka ah Suxufiyiinta, isla markaana ay ka hortagto sumcad xumada ay dalka ku keeni karto, iyadoo ururku uu diyaar u yahay dariiq kasta oo lagu xalin karo Kiisaska Suxufiyiinta ama ay aqbasho Dacwadaha ka dhanka ah masuuliyiinta xilalka Qaranka ka haya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso:

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Taliyaha ciidamada xoogga dalka oo sheegay in la qabtay Askar doonayay in ay agab kala baxaan xerada Jen Gordan

April, 23, 2018
Cabdiwali Jaamac Xuseen Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka ...

{DAAWO SAWIRADA} Koox maafiyo ah oo Soomaaliya hub qarsoodi ah geysay oo lagu xukumay Mareykanka

April, 23, 2018
Nonamkan oo lagu kala magacaabo Joseph Hunter, Adam Samia, Carl Stillwell iyo kaabohooda Paul Le Roux ayaa waxaa lasoo ...