Monday, April 23rd, 2018
Advertisements
Advertisements

Real Madrid vs Barcelona: Qorayaasha Shabakadda Marca Oo Mid Walba Doortay Kooxda Ebid Ugu Fiican Kulanka El-Clasico.

Published on December 23, 2017 by   ·   No Comments

Qorayaasha shabakadda Marca ayaa fursad loo siiyay iney doortaan shaxda kooxda ugu fiican ee ebid kasoo muuqday kulanka El-Clasico, wuxuuna mid walba sameeyay doorasho ay kasoo wada muuqdeen Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Dani Alves.

Wariyaha la xushmeeyo ee Euan McTear wuxuu sameeyay doorasho ku dhisan qarnigaan marka laga reebo kaliya Alfredo Di Stefano, wuxuuna weerarkiisa ku kulmiyay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

Dov Schiavone wuxuu sameeyay doorasho badan oo ku dhirirsan Real Madrid, wuxuuna kaliya xushay jiilkaan in ka badan jiilkii qarnigii ka horeeyay sida Di Stefano, Cruyff iyo Sanchis.

Chris Winterburn

Dov Schiavone

Euan McTear

Marc Mayo

Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Nagala Soo Xiriir

hiranweyn@gmail.com

makaran@hiiraanweyn.net

radiohiranweyn@gmail.com

Readers Comments (0)




TOOS U DHAGEYSO RADIO HIRANWEYN

Hiran Media Center

latest News

Taliyaha ciidamada xoogga dalka oo sheegay in la qabtay Askar doonayay in ay agab kala baxaan xerada Jen Gordan

April, 23, 2018
Cabdiwali Jaamac Xuseen Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka ...

{DAAWO SAWIRADA} Koox maafiyo ah oo Soomaaliya hub qarsoodi ah geysay oo lagu xukumay Mareykanka

April, 23, 2018
Nonamkan oo lagu kala magacaabo Joseph Hunter, Adam Samia, Carl Stillwell iyo kaabohooda Paul Le Roux ayaa waxaa lasoo ...