WAR DEG DEG Ah:-Fanaanad Caan ah oo ku Geeriyootay Magaalada Hargeeysa

0
46

Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland Wararka aan ka heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in ay ku geeriyootay Allaha u naxariistee Shamis Abuukar Ismaaciil oo loo yaqaanay Gaduudo Carwo.

Fanaanada ayaa aheyd fanaankii ugu horeeyay ee Sooamaliyeed ee Af-Soomaali ku heesa.

Fanaanada ayaa bilihii u dambeysay ku xanuun saneysay Magaalada Hargeysa.

Goordhow la socda tariikhda Fanaanada Gaduudo Carwo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here